(Akhriso) Khudbadii Farmaajo ka jeediyey Shirka Kenya ka socda oo dhameystiran

Mudane Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Marwada Kowaad Haybadlayaasha Boqortooyooyinka Madaxda Dalalka iyo Dowladaha Martida sharafta leh Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa sharaf weyn ii ah inaan idiinka khudbaynayo munaasabaddan muhiimka ah ee 25-guurada Shirka Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarka oo ka dhacaya Nayroobi. Waad ku mahadsantahay Madaxweyne Uhuru soo dhaweyntaada diirran iyo martisoorkaaga aad u … Continue reading (Akhriso) Khudbadii Farmaajo ka jeediyey Shirka Kenya ka socda oo dhameystiran